Tirada tahriibayaasha sanadkan ku dhintay badda Mediterranean oo la shaaciyey

Qaramada Midoobay ayaa shaacisay in dad lagu qiyaasay 1,600 oo qof ay ku dhinteen ama lagu waayay badda Mediterranean-ka, taasoo ah marinka ugu weyn ee ay Yurub ka galaan tahriibayaasha. Dhimashada ayaa ka badan tii sanadkii hore, iyadoo Ururka Socdaalka ee caalamiga ah IOM ay qiyaastay in 23,000 oo qof ay dhinteen tan iyo 2014 … Continue reading Tirada tahriibayaasha sanadkan ku dhintay badda Mediterranean oo la shaaciyey